Wasiir Xagle-Toosiye Oo Ka Waramay Shilkii Lagu Dilay Ganacsade Gacma-Dheere Iyo Gacan Ku Dhigidii Gacan Ku Dhiiglaha

0
29

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo maanta xilkii u kala wareejiyey Agaasimihii guud ee hore ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Agaasimaha Guud ee cusub ayaa si faahfaahsan uga hadlay dhacdadii dilkii OMarxuum Gacmo dheere oo ka mid ahaa ganacsatada Somaliland, si weyna looga yaqaanay Guud ahaan S/land oo askari ku sugnaa bar kaantarool ku dilay deegaano hoos yimaadda Gobolka Daad-madheedh xilli uu marxuumku wehelinayey Wasiirka Caafimaadka oo kormeer ku marayey Gobolkaasi, waxa sidoo kale wasiirku ka hadlay qaabkii ay ilaaladiisu gacanta ugu dhigeen gacan ku dhiiglihii dilka gaystay oo hubaysan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here