Wefti isugu jira wasiiro iyo xildhibaano oo maanta u ambabaxay dalka Britain iyo ujeedada safarkooda

0
30

HALKAN KA DAAWO: Wefti balaadhan oo isugu jira Wasiiro iyo xildhibaano ayaa u ambabaxay Dalka Britain si ay uga qayb galaan munaasabad ay soo qabanqaabisay jaaliyadda S/Land ee UK, taas oo la filayo in Golaha Deegaanka ee Magaalada Cardiff ay ku aqoonsadaan Madaxbanaanida JSL.

xirsi iyo maxamuud xaashi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here