Hargeysa (Hubaal) Waxa caawa qasriga Madaxtooyada isugu yimid Gudidii Wadada Ceerigaabo iyo Xubno Qurba jooga oo lacag ka sida Jaaliyadaha Dibeda qaar ka mid ah.
Halkaas oo ugu horayntii uu ka hadlay wasiirka madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali islamarkaana uu uga mahadnaqay xubnahaa qurba jooga ah ee deeqda lacagta ah ku wareejisay iyo guddida wadada ceerigaabo
Halkan ka dhageyso:
dhegeyso Lacag-lagu-wareejiyey-WASIIRKA-MADAXTOOYADA-JSL-CAAWA-HALKAN-KA-DHEGAYSO-NUXURKA