Halkan Ka DAAWO Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiyihii Magaaladii Lagaga Dhawaaqay Madax Banaannida JSL Ka Jeediyey Shirkii Shirkii Beelaha Somaliland Immikana Ah Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan

0
47

Waxa uu Ahaa Guddoomiyihii Maamulka Burco Ee shirkii Beelaha Somaliland ee 1991kii lagaga Dhawaaqay gooni-isu-taagga Qabanqaabiyey, Maantana ah Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka Somaliland  Maxamuud Xaashi Cabdi. Daawo oo ka bogo, waxa khudbadda ku soo dhawaynaya Muj. Xasan Ciise Jaamac oo kamid ahaa Xubnihii shirguddoonka shirkaasi.

Wasiirka Duulista 1991kii

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here