“Haddii La I Doorto Aamina Weris Gurigaan Kaga Imanayaa, Buuga Siilaanyo Ayey Ku Qornayd” DHAGEYSO Suldaan Maxamed Muuse Cune Oo Tilmaamay In Balanqaadyadii Xukuumadda Siilaanyo ay dhashay Maamulka S/land dhexdeeda lagaga dhawaaqay
suldaan maxamed muuse cune oo kamid ah salaasiinta gobolka Tog-dheer ayaa si kulul u dhaliilay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo taas oo uu ku tilmaamay in balanqaadyadii ay xukuumaddiisu la gashay ummada ay gabi ahaanba ku fashilantay hirgalintooda islamarkaana suldaanku waxa uu sheegay in maanta somaliland dhexdeeda lagaga dhawaaqay maamul goboleed taas oo uu sheegay inay qaran jab ku tahay shacabka somaliland
halkan ka dhageyso suldaanka oo ka waramaya arrinta iyo kuwo kale
GUJI OO KU DHAGEYSO MOBILE-KAAGA HADALKA SULDAANKA