DHAGEYSO:Dibadbax Ka Dhacay Berbera Iyo Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Ka Warbixiyay

0
17

Cabashooyin dibed-baxyo wata ayaa ka dhacay magaalada Berbera maanta kadib muran ka dhashay kadib markii ay dawladdu ku wareejisay shirkad gaar ah maamulka korontada ee magaalada.

Dawladdu waxay sheegtay in tallaabadani ay hoos u dhigi karto qiimaha korontada.

mudaharaadBadhasaabka Gobolka Saaxil ee Somaliland Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa VOA uga warramay dibadbaxyadan, iyo talaabada ay dawladdu qaaday.

HALKAN GUJI SI AAD U DHAGEYSATO CODKA WARKAN

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here