MAQAALWARAR UGU XIISAHA BADAN Dhageyso: Masuuliyiinta Haatuf sharci daro ayay ku xidhan yihiin, oo inamo ayey u xidhan yihiin ku jira waxa ay ka warameen, waxa uu yuusuf cabdi gaboobe ogyahayna in ka badan anagaa og” Xil. Rayte By Hubaal - May 22, 2014 0 115 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Haatuf waa qof sharciya, waa kambani, waxay leedahay xuquuqda kambaniyeyaasha dalka ka jira, yuusuf cabdi gaboobena waa waddani muwaadin ah oo wuxuu leeyahay xuquuqda qofka muqaadinka ahi uu leeyahay” ayuu yidhi xildhibaan Rayte halkan ka dhageyso: http://hubaalmedia.net/wp-content/uploads/2014/05/codka-rayte.mp3