Shir Gudoonka Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye oo ku dhawaaqay Golaha Dhexe ee Rasmiga ah ee uu yeelan doono Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye
Xubnaha Gudida oo ka koobnaa 7 xubnood halka xubigta ka maqnayd oo ahayd Gudoomiye ku xigeenkii Todobadaasi xubnood uu beryahanba kagaga maqnaa safari dibeda ah balse maanta ay goobjoog ka ahaayeen 6 xubnood kuwaas oo ku dhawaaqay go’aanka Rasmiga ah ee Shirkii Kulmiye la isku raacay inay rasmi ahaan loo shaaciyo waxaanay tiradoodu dhan tahay 364 Xubnood oo wixii ka danbeeya hada Xisbiga Joogto u ahaan doona hawlihiisa Xisbinimo.
Liiska Guddida Fulinta ee Shirweynihii 3aad lagu Ansixiyey isna ka akhri Gudaha