ALF…ALF…MABRUUK: Dhammaan Asxaabtani Waxay Hambalyo U Dirayaan Barkhad-Ladiif Maxamed Cumar & Marwadiisa Suleekha C/raxmaan Aw-Cali Oo Maanta Meheroodu Ka Qabsoomay Hargeysa

0
38

Guddoomiyaha Wargeyska Saxafi Cabdifataax Dheeg Axmed, Tifaftiraha Wargeyska Saxafi Mustafe Sheekh Cumar, Cabdifatax Maxamuud Caydiid, Maxamed Amiin Jibriil, Xamze Siciid Kuuriya, Faysal Maxamed Xasan, Aadan Cabdi Ciidle, Cabdicaadiil Maxamuud Caydid, Cabdi casiis Bashiir, Cabdirisaq Maxamud Caalin, Maxamed Cumar Sheekh, Maxamed Cabdilahi Soofadhiiste, Naasir Cabdi Ibraahim, Cabdikhalaaq Maxamed Xuseen Naaleyee,Mustafe Maxamed Cabdilaahi (Faro),Cali Cismaan Libaax (Cali xaraaro), Yusuf Maxamed Garow, Cumar Yusuf Dhegjar, Cabdirisaaq Maxamed Ibrahim, Cabdi casiis Diyaara, Xamse Xasan Muuse, Maxamuud Cabdiraxmaan Warsame, Axmed Cabdiraxmaan Warsame, Maxamuud Siciid Ducaale, Axmed Maxamed Seed Geele iyo dhammaan hawl wadeenada iyo asxaabta kala duwan ee Wargeyska Saxafi Media Network, Waxay hambalyo u dirayaan:Barkhadladiif

Barkhad-Ladiif Maxamed Cumar iyo  Marwaadiissa Suleekha C/raxmaan Aw-Cali

Oo meherkoodu Ka qaabsoomay 23/04/2015 Magaalada Hargaysa, gaar ahaan hudheelka Summer Time Hotel, waxayna leeyihiin Noqda kuwii aqal galkooda dambe ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela.  Aamiin…. Aamiin….. Aamiin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here