Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweysay Dhismaha Baarlamaan Goboleedka Jubaland

0
40

Qaramada midoobay,IGAD,midawga Yurub,AMISOM,Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay dhismaha baarlamaan goboleedka Jubaland,waxaana beesha caalamku ku baaqday in wada xaajood dheeraad ah loo sameeyo si loo xaqiiqsado in Dhammaan qabaa’ilada iyo kooxaha laga tirada badan yahay ee ka soo jeeda gobolada Jubooyinku ay ka soo jeedaan ay dareemaan in ay qayb ku leeyihiin dhismaha baarlamaanka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here