Guddoomiyaha wargeyska Hubaal, Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), Tifaftiraha Wargeyska Xasan Xuseen Cabdilaahi (Keefkeef), Mustafe Maxamed cabdilaahi (Faro), Aadan Cabdi Ciidle,Axmed Timo,Cismaan Heello iyo Dhammaan bahda Hubaal Media waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Cabdifataax Sheekh Nuux Jaamac Iyo Marwadiisa Xamda Maxamed Xaamud oo meherkoodu ka qabsoomay hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa.
Waxaanu leenahay lamaanaha is calmaday aqalgalkiina dambe Eebbe ha idinku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo, reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad kheyr qabana kala hela Alle ha idinka yeelo. Aamiin…..Aamiin…..Aamiin.