Garyaqaanka HUBAAL Oo Si Adag U Naqdiyay Tallaabada ay Maxkamada racfaanku mar kale Xayiraada ku saartay Wargeyska, Kelmadihii Xeer ilaaliyaha Qaranka Iyo Sifada Shaqada Looga Eryay Garsoorihii Fasaxay Hubaal

0
27

HUBAAL TV: DAAWO Garyaqaan Sacad Oo Daaha ka Feyday In aanu Garsoorka Dalku madax-bannaanayn Oo Waaxda Fulintu Amar siiso. Waxa kale Oo Garyaqaan Sacad Daaha Ka Rogay Sharci jebin uu ku kacay xeer ilaaliyaha guud.

Garyaqaanka HUBAAL Oo Bulshada U soo Bandhigay Amarka Cabdirashiid Duraan Mar labaad Xayiraada Ku Saaray Wargeyska Hubaal Iyo Sharci Jebinta Awoodeysan Ee Xeer Ilaaliyuhu Ku Hayo Sharciga Dalka

 

garyaqaan sacad

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here