HALA TAAGEERO JIIDALI WAA MUSTAQBALKA SOOMALILAND IYO AASAASKA MIDNIMADA MUSTAQBALKA
Ururka dhalin yarada SUBEER AWAL EE ((JIIDALI)) waa urur horumarineed oo ka shaqeeya isku xidhaka iyo danaha beelaha SUBEER AWAL waa urur udhisan hogaamin dhaqan iyo mid siyaasadeedba waa goole dhalin oo kulmiya guud ahaan BEELWANTA degen bariga AWDAL IYO GALBEEDKA BURCO JIIDALI waa urur madax banaan oo iskii isku abaabulay oo ku dhisan nidaam sharciyada waa faqsan dastuurka s / land waxa uu ogal yahay taageerayaan cidkasta oo ka shaqaynaysa danata qaranka iyo dalka in ay is abaabuli karaan ururana samaysan karaan JIIDALI waxa ay taageersanahay kuna adagtahay jiritaanka iyo madax banaanida jamhuuriyada s / land taasi oo uu ku timi halgan hubaysan oo ay kow ka ahaayeen BEELAHA SUBEER AWAL haday tahay mid dhaqaale mid milateri mid siyaasadeed mid guurti intaba sidaadarteed JIIDALI waxa ay ka soo horjeedaa kana hortagaysaa wax kasta oo caqabad ku ah jiritaanka s / land.
JIIDALI waxa ay caadaadis iyo cabudhin iyo cago juglayn xadhig kala kulantay xukuumada kulmiye ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne siilaanyo.
Iyada oo ay xukuumadu si sharci daraa ku xidhay gudoomiyihii gobolka TOGDHEER EE URURKA JIIDALI
xadhigaasi oo astaan iyo sumadba u ah dhibaatooyinka ay xukuumadu kula ka cayso waxa aanu cod dheer oo midaysan ugu baaqay naa xukuumada kulmiya in ay dhibka ka dayso URURKA DHALINYARADA SUBEER AWAL EE JIIDALI.
Dhanka kale waxa aanu baaq u dirayaa guud ahaan BEEL WAYNTA SUBEER AWAL gude iyo dibadba yar iyo wayn rag iyo dumarba haday tahay ganacsatada odayaasha aqoonyahanka dhalin yarada in ay taageero dhaqaale iyo mid cududeedba ay siiyaan una muujiyaan dhisaan URURKA JIIDALI kaasi oo ah mid si xaqiiqaa uga turjumaaya danaha SUBEER AWAL kana shaqaynaaya isku xidhka iyo iska war haynta beesha dhankasta xaga gobolada iyo degmooyinka xaga dhaqanka xaga siyaasada xaga caafimaadka xaga biyaha intaba.
diini_21 <diini_21@hotmail.com