Xisbiga WADDANI Oo Qoyskii,Fannaaniintii Iyo Ummada Soomaaliyeed-ba Ka Tacsiyeeyay Geerida Maxamed Axmed Kuluc

0
20

Xisbiga WADDANI Oo Tacsi Diray Geerida Maxamed Axmed Kuluc

Aniga oo ku hadlaya afka rasmiga ah ee guud ahaanba Xisbiga Waddani, waxaanu halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhammaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan fannaniinta meel kasta oo ay joogaanba. Waxaanu si gaar ah tacsidan ugu diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo saaxiibbadii uu ka baxay Maxamed Axmed kuluc.

kulucoIlaahay waxaanu ka baryaynaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo, dhammaanteenna samir iyo iiman inaga siiyo. Aammiin,

 

Boobe Yuusuf Ducaale,

Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani,

17/1/2015ka, Hargeysa,

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here