DAAWO: Wasiirku oo cadeeyay in siddii caadada ahayd dawladdu sii shaqey doonto,xataa haddii aanay doorashooyinku ku qabsoomin xiligii loogu talagalay
“waxaan jeclahay inaan halkan ugu quus gooyo mucaaridka,waxaan leeyahay in dalkani leeyahay nidaam layska soo dhaxlay,laysku bedelay oo ah dawlad shacabku doortay oo kalsoonideeda siiyeen,wuxuun baa bedeli kara dawlad kale oo shacbku doorteen oo ay kalsoonidooda siiyeen” wasiir warancade
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Shir jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa waxa uu kaga waramay arrimo ay ka mid yihiin Diiwaangelinta Madaniga ah iyo ta Codbixiyeyaasha ,Doorashooyinka, iyo Amniga .