wasiir Samaale oo La sheegay in uusan ku qanacsanayn xilka cusub ee loo magacaabay ee wasaarada waxbarashada

0
33

idaacadda BBC-da baahinteedii fiidnimo ee caawa ayaa sheegtay in Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ahaa wasiirkii hore ee maaliyada isla markaana uu madaxweyne Siilaanyo isku shaandheyn uu xukuumaddiisa ku sameeyay Maanta ugu magacaabay wasiirka wasaarada waxbarashada uu xilkaas loo magacaabay aanu ku qanacsanayn isla markaana aan lagala tashan oon wax laga weydiin

SamaaleBBC-da oo qodobadii warka ee ugu doorka roonaa caawa ku soo qaadatay ayaa sheegtay sabab khadka telefoonka ah oon u saamixin inay ku helaan wasiirka inay warkan oo faahfaahsan qaybaheeda dambe ku maqashiin doonto dhageystayaasheeda, war kale kumay darin intaas.

balse wixii war ee ka soo kordha baahintayada dambe kala socda

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here