Wakiilkii Somalia u fadhiyay xarunta xuquuqal insaanka ee Geneve Danjire Yuusuf Baribari oo u dhintay dhaawac ka soo gaadhay qaraxii Muqdisho

0
31

Muqdisho (Hubaal) yuusuf  Maxamed Ismaaciil Baribari ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray Weerarkii naftii halignimada ee Argagixisada Al Shabab ka geysteen Hotelka Maka Al Mukarama.

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, R.wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C.rashiid iyo Xubnaha Labada Gole ee dowladda ayaa umadda soomaaliyeed uga tacsiyeey Geeridii ku timid Wakiilka dowladda soomaaliya u fadhiya xarunta Xuquuqul Aadanaha Ee Geneve Yuusuf Maxamed Ismaaciil.

barbari1Alaha u naxariistee Yuusuf Baribari ayaa ahaa Diblumaasi ka soo sheqeyay dalal badan oo caalamka.

Madaxda Qaranka Ayaa sidoo kale Tacsi Tiiraanyo leh u diraya ehelada dhamaan dadka ku geeriyooday weerarkaasi iyagoo alle ugu baryay in janadii firdowsa ka waraabiyo.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here