Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland mud.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Seylici) ayaa goor dhaweyd ka ambabaxay madaarka Hargeysa,waxaana madaxweyne ku-xigeenku intii aanu ka dhoofin madaarka kula hadlay warbaahinta dalka,halkaas oo uu sheegay inuu u ambabaxayo dalka Maraykanka
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Ujeedada Safar Kadis Ah Oo Goor Dhaweyd Madaxweyne Ku-Xigeenka Somalilang Kaga Ambabaxay...