DAAWO: Xeer Ilaalinta guud ee Qaranka ayaa maanta soo gebagebaysay kulan hawleed soconayey muddo todobaad ah oo ay garsoorayaal ka kala yimid gobolada dalku ku baranayeen soo bandhigidda gal dacwadeedka ka dhanka ah xadgudubyada lagula kaco caruurta.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN SOMALILAND: Garsooreyaal La Baray Gal-Dacwadeedka Ka Dhanka Ah Xad-Gudubyada Lagula Kaco Carruurta