Wariye A.A Ciidle oo isku soo duba riday barnaamijkan Hiiraal oo toddobaadkii hal mar ka soo gala HCTV ayaa waxa lagu lafaguraa arrimaha bulshada noocyadeeda kala duwan,barnaamijkan caawa waxa uu wariye A.A Ciidle ku soo qaatay dugsiga sare ee 26-ka June ee magaaladda Hargeysa oo uu booqasho ku tagay una kuur galay hawlaha waxbarasho iyo ardayda dugsigaas oo uu la dhex qaaday Microfoonka ee Daawasho wacan
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Barnaamijka HIIRAAL Ee Arrimaha Bulshada Oo Lagu Soo Qaatay Dugsiga Facaweyn...