Guddoomiyaha gobolka Saaxil ee xisbiga UCID Rooda Axmed Yaasiin ayaa ka dayrisay xaalada nololeed ee shacabka Somaliland soo food saartay gaar ahaan gobolka Saaxil oo ay sheegtay in sixir-barar aad daran oo ku yimid maciishada iyo lacagta doolarka,lacagtii shilinka Somaliland ay hoos u dhacday,waxaana ay sheegtay in dhaqdhaqaaqii ganacsi ee magaaladda Berbera uu yaraaday.
Halkan Ka Daawo Rooda Axmed Yaasiin oo maanta u Warantay Telefiishenka Star