Shirkii Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Oo Bur-Buray

0
29

Hargeysa (Hubaal) Shirkii Waddahadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa Burburay ka dib markii Labbada Dhinac ay kala Istaageen Labba Go’aan oo adag.

Waftiga Somaliland ayaa Sheegay in aanay Shirka ka qaybgelayn illaa Waftiga Somaliya laga Saaro Xubinihii Reer Somaliland ka soo Jeeday ee ka mid ah waftigaasi kuwaasi oo kala ahaa Labba Wasiir Mr. maarey iyo Wasir Jangali, Balse Waftigii somaliya ayaa Diiday in Shirka laga saaro labadaasi wasiir waxanay Xusseen in aanay qadaneyn in loo yeedhi in waftiogooda qaar laga saaro shirka.

wadahadalada
Turkiga ayaa illaa Shallay u maaro wayey arrintaasi, basle gabogabadii maanta oo ahayd maalintii labad waxa cadaatay in shirkii Burburay isla markaana Waftiyadii malinta Barri ah  Qolowalba dalkeeda ku noqon doonto.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here