RW Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay liiska golihiisa wasiiradda oo ka kooban 20 xubnood, wuxuuna ka reebay xildhibaannada iyo wasiiraddii hore.
Halkan ka akhri Magacyada Wasiirrada
- Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga
- Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta
- Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
- Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
- Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
- Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
- Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
- Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
- Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
- Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka
- Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta
- Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
- Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
- Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha
- Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
- Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
- Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
- Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
- Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga
- Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka