Barnaamijka Dal-jir waa toddobaadle ka soo gala telefiishanka HCTV magaaladda Hargeysa islamarkaana ka hadla arrimaha loogu hadal haynta badan yahay Somaliland toddobaadkii,waxaana barnaamijkan isku dubaridkiisa leh oo soo jeedinaya wariye Aadan Cabdi Ciidle
Barnaamijka Dal-jire ayaa toddobaadkan waxa lagu soo qaatay dhibaatooyinka kala duwan ee ay keenaan gaadiidka Somaliland oo shilalka uugu badan sababa iyo shuruucda gaadiidka uga yaala Somaliland ee xag diin iyo xag dhaqan iyo xag caalamiga ah ee daawasho wacan