RADIO HUBAAL: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Qaadashada Baasaboorka Cusub Ee E-passport + Daawo Sawirrada

0
48

Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada Cusub ee loo yaqaan E-Passport kaasi oo Muwaadiniinta Reer Somaliland ay wixii ka danbeeya Maanta qaadan doonaan.

waxaana madaxweynuhu uu noqday Qofkii u horeeyey ee qaata Baasaaboorkaasi isla markiiba waxaana halkaasi faah-faahin dheer ka siiyey Madaxweynaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, waxa kale oo isna halkaasi ka hadlay Wasiirka Maaliyada.

DSC_0454 DSC_0457 DSC_0551 DSC_0568

HALKAN GUJI OO DHAGEYSO

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here