RADIO HUBAAL: Dhegeyso Waraysi Xiiso Badan Oo Cali-Guray Kaga Warramayo Marxaladda Uu Dalku Haatan Marayo iyo Arrimaha Taagan

0
70

Cali-Gurey waxa uu ka warramayaa Sida uu u arko  Tanaasulkii Muuse Biixi iyo Halka Uu salka Ku Hayo+Tabashooyinka Ka dhashay Musharraxnimada KULMIYE ee Doorashada+Cidda ay UCID Ahaan Soo Dhawaynayaan In ay KULMIYe Uga Qayb gasho Tartanka Doorashada Madaxtooyada+Ballan furka ay Beesha Galbeedka Hargeysi Sheegtay In Madaxweyne Siilaanyo Kaga Baxay Iyo In Uu Jiro Heshiis U Dhexeeyey Bariga Burco iyo Galbeedka/Waqooyiga Hargeysa oo ay Burco Ku Gaadheen.

Waxa kale oo uu ka hadlay Asal-raacii Xisbigii UDUB ee haatan kamid ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo , kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin wax uu ugu yeedhay YES MAN-no, kuraastooda ilaashada oo dano gaar ah fuliya, isla markaana jebiya cidda hadba talada haysa isaga oo u jeedda Madaxweeyne Siilaanyo iyo Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Arrimahaas iyo Amuuro kale oo xiiso badan Halkan Ka Dhegeyso.

 Waraysiga Cali Gurey Ka dhegeyso Mobile-kaaga

cali gurayy

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here