Munaasibada Xuska Sannad Guuradii 34aad Ee Aas-Aaska Ururka SNM Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Marwada Madaxweynaha oo ka hadashay

0
25

DAAWO: munaasibada lagu xusayay sannad guuradii ka soo wareegtay aas-aaska ururkii SNM ayaa lagu qabtay Beerta Xorriyada ee magaladda hargeysa,waxaana munaasibadan ka qeybgalay marwada madaxweynaha marwo Aamina Waris,xubno ka mid ah golaha wasiirada xukuumadda,mujaahidiin iyo dadweyne tiro badan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here