Guddoomiyihii Garabka Haweenka Xisbiga KULMIYE Oo Is-Casishay Iyo Haween Soo Dhaweeyay Iscasilaadeeda

0
24

Guddoomiyaha garabka haweenka xisbiga talada haya ee Kulmiye marwo Nasra Yuusuf Qalayax ayaa gebi ahaanba iska casishay xilkii ay ka haysay xisbigaas,waxaana ay hadalkan ka sheegtay mar ay ku sugnayd degmada Balidhiig ee gobolka Tog-dheer,sidoo kale waxa iscasilaada marwo Nasra soo dhaweeyay haweenka degmada Balidhiig,kuwaas oo ku taageeray iscasilaada ay ku dhawaaqday

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here