Mudaharaad Saaka Ka Bilaabmay Guddaha Magaalada Burco

0
28

Burco (Hubaal) Wararka aan ka helayno magaalo Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in uu saaka mudaharaad ka dhacayo magaalada gudaheeda

berbera mudaharaad

Mudaharaadkan ayaa ka dhashay markii la xidhay odayaal ka soo jeeda beesha Cabdale Arab oo iyagu diiday go’aamadii ay soo saareen wafdigii wasiirada ahaa ee xukuumadu udirtay xalinta khilaaf labada beelood oo kala ah Cabdale Arab iyo Habar jeclo oo dagaal ku dhexmaray Baliga Diiriye Guuleed.

Go’ aankaasi oo beesha Cabdale Arab ku tilmaantay mid aan cadaalad ahayn oo dhan kararan.

Xadhiga odayaashan ayaa waxaa ka dambeeyay taliyaha booliska Somaliland oo isaga iyo xubno kale oo uu kamid yahay xildhibaan Nac-nac ay ku suganaayeen maalmihii udambeeyay magaalada Burco.

Wixii Warar Wixii Dhacdadan Ka Soo Kordha La Soco

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here