Maxay Kala Kulantay Haasaawaheedii Tobnaad? W/Q: Ridwaan-akiid Caydiid Ismaaciil

0
74

Laydha dhalinyaronimo ee mawjadaha amuuraaha jaceylka ayaa qofba si u dareemaa iyadoo mararka qaar neecawda caashaqu bini-aadanka dhaxalsiiso farxad iyo murugo labadaba da’da dhalinyaronimo ayaa wadata inla dhayalsado hawlaha aduunyada waxaa jirta in qofku jaceyl dhab ah u qaado ruux kale oo ay dhacdo in aanu u ogeyn jaceylka loo qaadey.qalbi ayaa abuura war war walba haarjoogta ah arintaas oo khasabta in naftaadu ay daba orodo qof aan kuu ogey jaceyla aad u hayso(Maahmaah soomaaliyeed ayaa tidhaahda hadii aad ka tago meel lagaa jaceyl yahay waxaa tagnaa goob lagaa neceb yahay) sheekadeydan ayaa ahayd gabadh dhalinyaro ah ayaa sheeko la ibo furtey wiil gayaankeeda haasawahaa ayaa waxaa bilaabey wiilka oo u soo bandhigey gabadhuna ganafka kumay dhufan wey soo dhawaysey mudi markii xidhiidhku socdey haasawihiina meel sare gaadhey ayaa gabadhii waxaa nolosheeda ku soo biirey wiil kale oo cusub inankaas o ahaa nin furfuran aftahan ah oo dabeecad wanaagsan isagoo is dhib yar ula qabsdey nolosha gabadhaas waxaanu la wareegey quluubteeda waxay is weydiinu tahay maxay gabadhii kala kulantey wiilkii cusaa ee ay u bogtey mudada yar……
La Soco Qaybaha Danbe
W/Q: Ridwaan-akiid Caydiid Ismaaciil
Hargeysa Somaliland

ridwaan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here