Muqdisho(GNA/Hubaal)-Magacyada Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. oo goor dhoweyd lagu dhawaaqay ayaa waxa ka muuqda xubno door ah oo ka soo laabtay xukuumadii Reysal-wasaare wali sheikh.
Waxa kale oo ku jira rag ku cusub saaxada Siyaasadda Somaliya oo uu ka mid yahay Maxamed Cumar Carte, oo ah Siyaasi ka soo jeeda Somaliland, dhawaana Loollanka asxaabta ka qayb-qaatay, hogaamiyena u ahaa Urur la odhan jiray DAMAL oo doorashadii Goleyaasha Deegaanka ku haray, sida la sheego.
Sidoo kale, waxaan ku soo laaban saaxada xukuumadda xubno door ah oo ku jiray xukuumadii dhacday, waxaana ka mid ah reysal-wasaare kux-xigeenkii ahaana wasiirka diinta iyo awqaafta
Waxaana magacyada wasiirradu kala yihiin:
Mgacyada Wasiirada
- Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
- Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda
- Cabdulqaadir Sh. Cali Ibrahim “Baqdaadi” Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
- Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda
- Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga
- Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga
- Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
- Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada
- Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
- Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga
- Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka
- Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
- Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska
- Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
- Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
- Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
- Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha
- Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada
- Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
- Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska
- Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
- Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
- Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka
- Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
- Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka
Magacyada Wasiiru Dawlayaasha
- Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha
- Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada
- Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda &
Dhiirigalinta Maalgashiga
- Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga
- Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda
- Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka
- Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda
- Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka
Magacyada Wasiir Ku-xigeenada
- Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda
- Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
- Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda
- Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga
- Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga
- Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha
- Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
- Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
- Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga
- Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka
- Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
- Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska
- Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
- Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
- Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
- Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha
- Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada
- Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
- Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska
- Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
- Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
- Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka
- Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
- Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka.