HALKAN KA DAAWO: Xildhibaan Nac-Nac Oo Shuruud Ku Xidhay Xilga Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dagayo Kursiga
Xildhibaan Nac-nac oo ka mid ah xildhibaanada muxaafidka fog ee golaha wakiiladda ayaa sheegay in Siilaanyo aanu bannayn doonin kusriga madaxweyne ilaa inta uu xadhiga ka jarayo waddada ceerigaabo oo dhamaystiran