Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ka Socda Baanka Horumarinta Africa

0
33

Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta Wefti ka socda Baanka Horumarinta Afrika oo ay hogaaminayeen laba masuul oo waa weyni.

Waxaana Madaxweynaha ku welinaayey kulankaasi wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Biyaha, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

Halkan guji oo dhageyso codkaWefti balaadhan oo ka socda Banka horumarinta Afrika oo Madaxweynuhu la kulmayDSC_0102 DSC_0106 DSC_0115

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here