Waa ayaan darro Madaxweyne kaamana aanaan filayn in hadba nin aan Reer Xaashi Cabdi war u hayn oo Cali Barre War u hayn oo Naftiisa war u hayn oo ku haftay kuna jiho wareeray Xilka uu hayona aan macnihiisa aqoon in aad beel balaadhan oo in kabadan 5 gobol degta inaad Pig elementary oo keliya no hordhigto inteeda ayaanu ku sugayney, xan horena way jirtey, oo iclaanka iyo dacaayada KUU gashay xiligii aad SNM TA ahayd.
Qormadani waxay ku socotaa inta Qaranka ka naxaysa inta Siyaasada Kulmiye iyo tan SOMALIALND taabacsan ee taageersan in dhal dhalaalka iyo nafta aadamuhu u kala soocan yihiin, inta aan Dalqada iyo Gacan hoorsiga mahadintoodu iyo iimaankoodu ahayn. Inta aan Madxwenaha iyo Marwadiisa lugooyada ku ahayn. Waxaanu si hoose iyo si cod dheer, habeen iyo dharaar, ciroole iyo caamiye, miyi iyo magaalo, Xusbi iyo Dowlada leenahay sheegaynaa.
MAXAMUUD Xaashi Cabdi … Xilka Wasiirnimo Adaa u dhiibtey Madaxweyne.waa xil qarran .. Xil deegaan iyo mid qabiil iyo mid Xusbi kuma metelo Muuse Abokor, oo kuma metelo adaraxmaan Muuse oo kuma Barre adaraxmaan, oo kuma metelo Cali barre ….. Wuxuu idiin la yimaadaa waa mid shakhsiyadeed oo aan Cidi kula socon.. WAA TAHRIIB…
Madaxweyne iska HUBI Xubinta Commissionka ee Muuse Abokor laga qaadayo iyo Caaglaha Saqda dhexe ina Xaashi idiin soo duuduubo. Aduunbaa Farta Dhexda ka Qaniini hadaad RUNTA Riyo moodo…
Runtu waa Run ee Riyada ina Xaashi meel HAKU geyso,
Abdi weli
abbarkhad@gmail.com>