Khuburo British Ah Oo Tababar Ku Saabsan Cudurada Aan La Kala Qaadin U Furay Dhakhaatiirta Gobolka Saaxil(DAAWO)

0
61

Tababar socon doona muddo Lix maalmood ah oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa cudurada aan la kala qaadin isla markaana ay sharaxayaan khuburo ka socota dalka Britian ayaa magaaladda Hargeysa looga furay dhakhaatiirta gobolka Saaxil.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here