HUBAAL TV Ka Daawo: “Waa Kuwaan Idin Lahaa Waxaan Ka Murugoodaa Markaan Soo Xasuusto, Waxaanse Caawa Ka Murugoonayaa Wixii Halkan La nagaga Sameeyay” Digtoor Maxamed Cabdi
Hargeysa (Hubaal) Digtoor Maxamed Cabdi oo kamid ahaa dadkii u soo joogay nidaamkii kelitaliska ahaa ee Siyaad Barre ayaa waxa uu ka hadlay nidaamka xukuumaddan maanta talada dalka haysa ay ku dhaqmayso.
Digtoorku waxa uu hadalkan kaga sheekeeyay xafladl habeenkii Xalay lagu marti qaaday oo dhalinyaro taageero ugu muujinaysay guddoomiye Muuse Biixi ay ku qabsadeen hotel Crown. Xukuumadda ayaa u soo dirtay boolis goobta xafladu ka qabsoomaysay, booliskaas oo ku amray inaan wax xaflad ah la ogolayn oo ay amar ku haystaan inay joojiyaan, balse dhalinyarada xaflada agaasimtay ayaa iyagu ku diiday amarkaa oo u isticmaalay xoog sidaasna ku qabsaday xafladoodii.
Digtoor Maxamed oo dareenkiisa aad ka dheehanaysay isciil kaambin iyo murugo qiiro leh,ayaa waxa uu ka waramay qaabka uu boolisku ula dhaqmaayey dadka goobtaas joogay, waxaana hadal uu si dareeniyan ah u yidhi “