HUBAAL TV: DAAWO Ururka Jiidali Oo Kulan Afur Ah U Sameeyay Masuuliyiinta HUBAAL Iyo HAATUF Ee Xukuumadda U Xayiran+Siyaasiyiinta Madaxa banaan + Hoggaanka SOLJA Iyo Qareenada Hargeysa Oo Ka Qeyb Galay Kulankaas

0
34

Waxaanu halkan idiinku soo gudbin doonaa madal Habeenkii Xalay ahayd afur loogu sameeyay masuuliyiinta wargeysyada xukuumadda Siilaanyo xayiraada ugu xidhan ee HUBAAL iyo HAATUf, kulankan afurka ah ayaa waxa soo agaasimay ururka Jiidali ee dhalinyarata beel weynta Subeeriyada, waxaana ka soo qeyb hogaanka ururka saxaafada Somaliland ee SOLJA, siyaasiyiinta madaxa bannaan iyo qareenada sharci yaqaanka magaaladda hargeysa

Haddaba video-gan oo dhamaystiran, kulankan iyo waxayaabaha lagaga hadlay,

A kusooo dhawaada

1-tile

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here