Hargeysa (Hubaal)- Siyaasiyiinta Madasha Wada tashiga iyo labada xisbi Mucaarid ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI Ayaa maanta Shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa waxa ay si adag ugu cambaareeyeen tacadiyada kala duwan ee ay xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku hayso Saxaafadda Madaxa Banaan.