Shir jaraa’id oo maanta ay si wadajir ah ugu qabteen magaaladda Hargeysa labada xisbi mucaarid ee UCID iyo Waddani ayaa waxay golaha guurtida Somaliland uga digeen muddo kordhin ay u sameeyaan xukuumadda madaxweyne Siilaanyo.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Guurtida Uga Digay Muddo Kordhin...