HALKAN KA DAAWO: Madaxweynaha UCID iyo Ku Xigeenkiisa Oo Indhahooda Kusoo Arkay Barakacayaal Ay Dib-u-dejinta Somaliland Musuqday Mashruuc Danyartaas Ay Dawladda JAPAN Ugu Dhisaysay 350 Guri

0
107

Hargeysa (Hubaal)- – Dadka barakacayaasha ah ee degan Xaafadda Sheekh Sancaani ee koonfurta magaaladda Hargeysa ayaa Cabasho xoogle ka muujiyay Musuq maasuq ay sheegeeen in uu ku kacay wasiirka wasaaradda Dib udejinta Somaliland kadib markii halkaasi dadka bara kacayaasha ah dhawaan looga yagleelay 350-guri, oo ay maal galisay dawladda Japan. Waxaana halkaasi booqday masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradk ah ee UCID.

UCID

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here