HALKAN KA DAAWO: General Cali Samatar Oo Ay Ku Cadaatay Xasuuqii Uu Ka Geystay Somaliland

0
28

Muddo dheer kadib Waxaa lagu guulaystay in Maxkamada Sare ee Maraykanku ay u aqoonsato General Maxamed Cali Samatar inuu gabood falo ka dhan ah Xuquuqda aadamaha ka gaystay Somaliland .

general cali samatarXubno ka mid ah Qareenadii dacwada ku oogay dhagar qabe Cali Samatar ayaa sheegay inay tahay Guul taariikhi ah oo laga gaadhay Mid ka mid ah Dhagar qabayaashii xasuuqa ka gaystay geyiga Somaliland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here