HALKAN KA AKHRI Wasiirkii Daakhiliga ee Xukuumaddii Cigaal Ahna Guddoomiyihii Aftida Distoorka Oo Muddo Dheer Xaaladda Dalka Ka Hadlay…….
Waxaan aad uga xumahay dhacdadan baarlamanka iyo xukuumada u dhaxaysa oo keentay rabshado dhaawac, dhimasho iyo xadhigba. Inta dadka xasuusata ama waqtigaasi soo gaadhaybaa yare, waxaan ku xidhi karaa dhacdadan manta xafiiltankii siyaasadeed eek a dhexeeyey xisbiyadii SNL iyo NUFta ee 1960, kaasi oo aakhirkii ina geyeysiiyey in si talo la aan ah loogu degdego midawgii Somali wayn oo inagu noqday halaq aynu u daamanka u fadhiisanay.