Guddaha ka akhri bayaan uu guddida horumarinta ee Hoodaale ka soo saaray isku shaandheynta m-weyne siilaanyo ku sameeyay xukuumaddiisa

0
25

Hargeysa (Hubaal) Guddida horumarinta Beesha Sacad Muuse ee Hoodaale, ayaa soo dhaweeyay Go’aanka Madaxweyne Siilaanyo Golihiisa Xukumadda isugu shaandheeyay, waxayna si gaar ah u soo dhaweeyeen Magacaabista Wasiir Samsam Cabdi Aadan ee loo dhiibay Wasaaradda Maaliyaddda.

Bayaan guddida ka soo baxay ayaa lagu barbar istaagay Madaxweynaha iyo isku shaandhayntiisa, waana Guddidii u horaysay ee hanaan beeleed ku bogaadisa Madaxweynaha.

 bayaanka gudida hoodaale

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here