Ganacsatada Gaadiidleyda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Kulan Ay Maanta La Yeesheen Guddida Arrimaha Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiillada

0
22

DAAWO: Ganacsatada Gaadiidleyda Somaliland ayaa Ka Warbixiyay Kulan Ay Maanta La Yeesheen Guddi Hoosaadka Arrimaha Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiillada,iyagoo hor jeeyay cabasho ku aadan lacago dheeraada oo ay sheegeen in lagu soo kordhiyay in laga qaado baabuurta ay soo dejiyaan,kulankan oo aan saxaafadda loo ogalayn kadib waxa ka warbixiyay masuuliyiintaasi

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here