Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Degmada Gabiley Oo Baaq U Diray Xukuumadda Iyo Hay’addaha Samafalka

0
28

Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Degmada Gabiley Oo Baaq U Diray Xukuumadda Iyo Hay’addaha Samafalka,ayaa sheegay inay soo food saartay xaalad dar xumo tii ugu darnayd abid,halkaas oo ay baaq u direen xukuumadda,hay’addaha samafalka,ganacsatada iyo bulshada reer Somaliland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here