Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawlada Somaliland iyo culimada caasimada qaarkood ayaa kaga qayb galay Magaalada hargaysa munaasabad ay soo qabanqaabiyeen gudiga la dagaalanka mukhaadaraadka oo lagu eegayey dhibaatada qaadku ku hayo bulshada.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Dhibaato Intee Le’eg Buu QAAD-Ku Ku Hayaa Bulshada Reer Somaliland? DAAWO