DAAWO:Ducada Roob-Doonta Ee Maanta Oo Jimce Ah Laga Akhriyay Masaajidada Magaaladda Hargeysa.
Masaajidka Cali Mataan ayaa waxa maanta salaadii Jimcaha laga akhriyay ducada Roob-doonta oo Raxmaanka lagu baryayay inuu Raxmaadkiisii Rooblu u soo shubo bulshada Geyiga,halkaas oo umada Muslimiinta ah ay gacmaha sare ugu qaadeen baryada Eebbe.