Dalka Yemen Oo Qarax Lala Beegsaday Laba Masaajid

0
41

Weerar ismiidaamin ah ayaa ka dhacay laba masaajid oo ku yaalla magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yemen, masaajidadan ayaa ah kuwo ay inta badan ku tukadaan dadka Shiicada ah.

yemen xuutiWararka hordhaca ah ayaa sheegaya inuu jiro khasaare aad u badan oo kor u dhaafaya tobanaan dhimasho ah iyo dhaawac tiro badan, weriyaha VOA ee ku sugan magaalada Sanca Jacfar Kuukaay ayaa ku soo waramaya in xilliga weerarkani dhacay ay ahayd markii la tukanayey salaadda jimcaha.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here