DAAWO: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada Prof.Geedoole Oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore Ee Wasaaradaas Marwo Samsam Cabdi

0
23

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka cusub ee wasaarada Waxbarashada Somaliland Prof Faarax Cilmi Geeddoole ayaa xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Waxbarasha Marwo Samsam Cabdi Aadan,munaasibada balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wasiiro,masuuliyiin iyo aabayaasha bahda tacliinta

Dhanka kale waxa shahaado sharaf lagu maamuusay wasiir Samsam muddadii ay xilka wasaaradda waxbarashada haysay guddoonsiiyay maamulaha dugsiga sare ee faarax Oomaar Axmed Cabdiraxmaan warsame oo ka waramay dedaalkii ay ugu jirtay wasiiradu horumarinta tacliinta dalka,sidoo kalena maamulaha dugsiga sare ee Faarax Oomaar waxa uu soo dhaweeyay wasiirka cusub ee xilka la wareegay prof.Geedoole oo uu sheegay inuu ka mid ahaa bahda Tacliinta

xilwareejintii wasiir samsam

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here