B adhasaabka gobolka maroodijeex ayaa ka warbixiyey guuritaanka xafiiskii Gobolku u soo guuray Dhismahii hore ee wasaaradda arimaha Gudaha. Ka dib markii dhowaan ay wasaarada arimuha guduhu u wareegtay dhisme balaadhan oo casri ah oo loo dhisay.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Badhasaabka Gobolka Maroodi-Jeex Oo Shaaciyay Goobta Dhisme Kale Oo Loo Raray...